Dowlada Somalia oo markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka Jabuuti & Eritreya

Dowlada federaalka Somalia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka dhinaca xuduuda ah ee u dhexeeya dalalka Jabuuti iyo Eritreya. Wasiirka arrimaha dibeda Somalia Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowlada Somalia ay ka xun tahay khilaafkaas, ayna wado dedaalo meel fiican maraya oo ay ku dhexdhexaadineyso labada dal. “Wadahadaladu wey socdaan meel fiicana waa … Continue reading Dowlada Somalia oo markii ugu horeysay ka hadashay khilaafka Jabuuti & Eritreya